Dhinaca Madow ee Adeegsiga Moobillada Smartphones-ka.

Waxaa aad iisoo jiitay sheeko lagu qoray Jariiradda Evening Standard taas oo cinwaan looga dhigay moobillada shaashadda leh oo adeegsadaha kala tagaya dareenka gurmashada – kana dhigaya goobjooge aan gacan fidiye noqon Karin. Dr Linda Papadopoulos ayaa tooshka ku ifinaysa tusaale dhawaan-gal ah oo muujinaya danbiile ku xad-gudbaya haweeney boolis ah – halkaas oo goobjoogayaashuna … Continue reading Dhinaca Madow ee Adeegsiga Moobillada Smartphones-ka.